Uk oo markale ku celisay in aysan taageeei doonin muddo kororsi

Dowladda UK, ayaa mar kale Ku celisay in aysan marna taageeri doonin go’aanka muddo kordhinta ah.

Safiirka boqortooda Ingiriiska u u fadhiya soomaaliya Ambasador Kate Foster ayaana barteeda Twitter-ka ku qortay hadalkan.

Dowladda Ingiriiska ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha ka  taageera Soomaaliya dhinacyada, Amniga dhaqaalaha iyo arrimo kale.