Qoor Qoor & Cali Guudaawe oo qaatay Go’aan ka dhan ah Farmaajo

War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo kororsigii labada sano.

Qoraalka ay soo saareen ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay qaatee  Go’aankaan markii ay qiimeeyeen xaaladaha kajira Magaalada Muqdisho iyo dhibaato ku imaan karta dowladnimada Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hir-Shabeelle.