Dagaal Guryo lagu gubay oo ka dhacay duleedka Beledweyne

Ugu yaraan 10 ayaa ku Geeriyootay 15 kale dhaawac ayaa kasoo Gaaray oo dhinacyada Dagaalmay ah kadib Dagaal Culus Maanta Laba beelood ku dhaxmaray Degaano dhaca Waaqooyi Galbeed Magaalada Baladweyne aydoo Dagaalka u Si Gaar ah ugu dhacay Degaanda Lugbari, buulo-kaahin, Baladu-Nuur, Dabeeyl, Dharkeeynta, oo dhamaantood jiinka Wabiga Saaran.

Sido kale tuulooyin dhowr ah ayey Maleeshiyaadka Dagaalamay iska Gubeen taaso Xaalada Sii murjisay.

Dagaalkan ayaa daba Socoda Dagaalo horay ugu dhacay isla Degaanadaas, waxaana fashilmay shirar lagu dhex-dhexaadinayay labada Beelood oo ka socday Magaalada Beledweyne.