Galmudug oo Amartay in lasoo qabto rag dil geysan rabay

Maxkamadda gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saartay amar lagu soo qabanayo Rag lagu eedeeyey in ay in isku day dil iyo dhaawac u geysteen nin oday ah, Falka ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Dhuusamareeb.

Hoos Ka Akhriso Waaranka Maxkamadda iyo Magacyada dadka la amray in laamaha Amniga Galmudug soo xiraan.