27.4 C
Mogadishu
Saturday, February 29, 2020

Caafimaadka

Waa Maxay Xanuunka Kaduudiye?

Kaduudiye ama Kaduudshe, waa magac ay soomaalidu ula baxday xanuun safmar ahaa oo ka dillaacay somalia sanadkii 2005. Inkastoo xanuunka waagaas lagu wareeray oo dhakhaatiir...

(7) QOF OO AY AAD U JECESHAHAY IN AY QANIINTU KANEECADA

Arrimo badan ayaa kuu soo jiidan kara kaneecada in ay adiga si khaas ah kuu qaniinto in ka badan dadka kugu xeeran, Waxaana kamid ah...

Kaniinka Gaaska Ee Santaag Oo Laga Heley Maadada Khatarta ah Oo Sababta Kansarka

November 16, 2019 (Awdinle Online) – Cilmi baaris cusub oo ay sameysey Hay'adda ilaalisa cuntada iyo daawooyinka ee mareekanka loona soo gaabiyo " FDA" ayaa daaha...

Halista Lagu Dhaxli Karo Yaanyo Shishiida

November 12, 2019 (Awdinle Online) – Waa qoraal aan kaga hadlayno halista laga dhaxli karo yaanyada lagu soo kaydiyo gasacyda birta, caaga iyo bacaha ka samaysan...

Maa aaminsan Tahay In MARAQ-DIGAAGA Halis leeyahay

November 5, 2019 (AO) –Waxaan ka hadlayaa maanta mawduuc muhiim u ah qoys walba oo soomaaliyeed inay wax ka ogaadaan, wuxuu ku saabsan yahay caafimaadkaaga...

10 CUNTO EE U WANAAGSAN SONKOROOWGA

1= DUFANKA KALUUNKA dufankakaluunka leh ayaa ah kamid ah cunooyinka ugu muhiimsan ee xadiga sonkoroowga isku dheeli tiri kara kans ilaalin kara in uusan ugeysan...

DHIMASHADA KADISKA AH MAXAA SABABA ?

October 31, 2019 (AO) – Qof ayaa seexdey isaga oo caafimaad qaba dabadeed waa uu dhintey si kadis ah hurdada dhexdeeda oo subaxdii isaga meyd ah...

MA AAMIN SANTAHAY IN LOWSKU FAA’IIDO BADAN LEE YAHAY

October 31, 2019 (AO) – Lawska wuxuu faa'idooyin badan u leeyahay jirka bini'aadanka, waxaana halkaan idin kugu soo gudbin doonaa faa'idooyin lagu xaqiijiyay cilmibaarisyo kala duwan:   Wadnaha:...

MUXUU JIRKAAGU U KULUL YAHAY MAR WALBA?

Heerkulka jidhka ee caadiga ah, oo loo yaqaano 'normothermia' ama 'euthermia', waa heerkulka caadiga ah ee laga helo bini-aadanka. Heerkulkaan caadiga ah waxaa lagu...

XIIQ-DHEERTA AMA JIIX DHEERTA

October 30, 2019 (AO)  -Xiiq-dheerta, oo loona yaqaanno “whooping cough,” waa cudur la is qaadsiiyo oo ay keento bakteeriya. Waa cudur lagaga hortegi karo...

Recent Posts

This website is using cookies to improve the user-friendliness. You agree by using awdinle.com further. Privacy policy