27.4 C
Mogadishu
Saturday, February 29, 2020

Warbixin:-Waa maxay  DAWLADNIMO – QAYBTA  1AAD

February  12, 2020 (Awdinle Online) –Tan iyo markii ugu horraysay ee uu Aadanuhu dunidaan guudkeeda yimid garashada iyo garaadkiisu waxa ay ahaayeen kuwo si joogtaa isula baddalayay wadcigii iyo waaqicii hadba ku xeernaa. Mar walba xaalad qallafsan ayuu uga gudbayey mid ka sahlan kolka...

Waa maxay sababta ku kalifay dowlada Kenya Inay Gacan Siiso wasiir Cabdirashiid Janan?

February  10, 2020 (Awdinle Online) –Ku Xigeenka Taliyaha Booliska Soomaaliya,sareeye guuto Sakiya Xuseen, ayaa barteeda Twitter-ka soo dhigtay 28kii Janaayo inuu xabsiga ka baxsaday Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xassan Nuur Janan. Waxay sidoo kale sheegtay in laamaha amniga ay ku raad joogaan dib u...

Somalia’s Debt Relief Fueled Corruption and Political Conflicts

February 7, 2020 (AO) -  Readers may question how come debt relief which is beneficial for Somalia fueled intense corruption, political conflicts, and Insecurity? The answer is focus on debt relief has provided the leaders of the federal government of Somalia (FGS) the opportunity and...

Shaxda Erdogan iyo Shidaalka Soomaaliya!

Soomaaliya ayaa mar kale u tallaaba-qaadday ​ka faa’iidaysiga kheyraadka shiidaalka, kaddib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay January 6, 2020 Sharciga Batroolka dalka. Walow sharcigu uu soo raagay, haddana waxaa la filaayaa inuu soo jiidan doono maalgashiga shirkadaha shidaalka caalamiga ah. Balse, waxaa murugo...

Wax ka baro taariikhda Libaaxii Saxaraha Caalim Diineed

January 14, 2020 (Awdinle Online) –Magaca Libaaxii Saxaraha ayuu taariikhda ku galay. Caalim diineed, dagaalyahan iyo hoggaamiye hal-adag oo aan mabdi'iisa ka gorgortamin ayuu ahaa. Dagaal kudhufo oo kadhaqaaq ah ayuu halgan adag kula galay, hurdadana ugu diiday gumeystihii Talyaaniga ee dalkiisa ku soo...

Maxaad ka taqaan Kacaankii iiraan?

Aayatullaahi Khumeyni waxa uu ahaa nin la yaab leh. Waxa uu ka tagay dugsi siyaasadeed oo u baahan in la daraaseeyo. Waxa uu ahaa wadaad shiici ah oo heerka ugu sarreeya ee 'Marjicnimada' ka gaadhay hannaan xereedka shiicada 12-leyda, laakiin, marna ma ahayn wadaad...

The Somali National Army Almost Six Decades Achievements and Challenges

December 31, 2019 Birth of the Somali National Army The UN Trusteeship Administration in Somalia under Italy (1950-1960) was mandated to prepare the Somali republic for independence by 1960. The Trusteeship had decided to prepare an army, which had not materialized, for the incoming Somali republic...

Qaraxyada Xamar Iyo Qiilka AMISOM maxaad ka taqaana Blackwater

50% ama ka badan qaraxyada Xamar ka dhaca Shabaab ma gaystaan. Muddo dhawr sanno ka hor ah ayaan shaaciyay urur la yidhaahdo Blackwater oo ah calooshooda u shaqaystayaal iskugu jira maraykan, Irish iyo South African oo muddo ku siman 10 sannadood ka hawl gallaayay Muqdisho,...

Falanqeyn ku Saabsan Sharciga Doorashada Cusub

Ugu horreyn waxaa xusid mudan in tallaabada Barlamaanka Federaalka ka qaaday mashruuci sharciga doorashada ee Golaha Wasiiradda soo ansixiyay, isla markaana u saaray guddi soo diyaariyay qabyo qoraal cusub ay siisay shacabka Soomaaliyeed fursad ay wax ka fahmaan doodda sharciga doorashada. Waxaa habbooneyd in...

Hareeraha Dalkaaga waxbaa karsamaaya

Markaan dhowr page akhriyay Xogogaalna wareeystay Saddaxdaan Su'aalood ayaa igu Soo korortay. 1-waxaa aad u xumaaday xiriirkii Eritheria iyo Qatar. Eritheria ayaa Qatar Ku eedeeysay in Qatar ey qorhseeynee xasilooni daro ah in Mucaarad hubeeysan ey ku tababaree eritheria iyo in ey qorsheeynee in la...

Recent Posts

This website is using cookies to improve the user-friendliness. You agree by using awdinle.com further. Privacy policy