News

Wabarka Beesha Baadicadde oo ka baxay Shirka Maamul dhisida Hir-Shabeelle

Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi Wabarka beesha Baadicade ayaa Goordhaweed la sheegay in uu iskaga baxay Shirka Maamul dhisid Hir-shabeelle ee Magaalada Jowhar. Sababaha...

Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle oo Caawa lagu dhawaaqayo

Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in Caawa oo tallaado ah lagu dhawaaqi doono...

Banaanbax ka dhan ah Faransiiska oo ka dhacay degaannada Soomaaliland

Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Maanta waxaa ka dhacay Banaanbax ballaaran oo looga horjeeday Madaxweynaha dalka Faransiiska  Emmanuel Macron, kadib markii uu...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka QM

Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wefdiga uu hoggaaminayey Ergayga...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Dad Cusub oo laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii lagu sameeyay baaritaano kala duwan. Warbixin...

Guddoomiye Waaxeed lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow gudoomiye waaxeed ku dilay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Gudoomiye waaxeedka...

Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ku so dhaweeyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha...

NISA” Booliska ayaa mas’uul ka ah in Shabaab qaraxyo soo geliyaan Muqdisho”

Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa ku eedeeysay,  Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-shabaab Walxaha qarxo kala soo...

Puntland oo xukun ku riday Xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada culus ee shanta Gobo lee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukunno dil iyo xarig isugu jira ku xukuntay rag...

Al-Shabaab oo weerar xoogan ku qaaday Saldhig Ciidan

Dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Jubbaland, kuwa Kenya ee ku howlgala magaca AMISOM iyo Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa uu ka dhacay...