News

Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan Oo Digniino Cusub Soo Saaray

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Kulan Amniga Looga hadlayay la qaatay Saraakiisha Hay’adaha ammaanka Gobolka iyo Xeer Ilaaliyaha Ciidamada qalabka Sida...

Al-Shabaab oo khasaare culus uu ka soo gaaray weerar ay ku qaadeen Awdiinle

July 05, 2020 (Awdinle Online) – warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalamayaasha Al-Shabaab galabta ku qaadeen deegaanka Awdiinle ee...

Madaxweyne Lafta-gareen oo xilka qaadis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soamaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” waxa uu maanta soo saaray Wareegto uu ku magacaabay Wasiiro cusub. Wasiirkii Warfaafinta ee KGS, Ugaas...

Ardayda Puntland oo maanta Imtixaanka Shahaadiga u bilowday

Deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland waxaa maanta oo sabti ah kuna beegan 4-ta July 2020 ka bilawday qaadista imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalada 8-aad Dugsiga...

Sheekh Cali Wajiis oo Soo Sarey dignin

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Hey’adda Culimada Soomaaliyeed, si weyn u taageersan dowladda Farmaajo ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta in...

Guddoomiye Urur oo lagu dilay Magaalada Baydhabo

July 01, 2020 (Awdinle Online) - Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ay ku dileen Guddoomiyihii Ururka dadka...

Madaxweyne Saciid Deni oo qaadacay Shirkii DFS iyo M/Goboleedyada

July 01, 2020 (Awdinle Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka hadlay Go’aankii laba maalin kahor kasoo baxay Baarlamaanka Puntland,...

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Qatar oo wada kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Qatar ahna...

Bankiga aduunka oo 40 million ugu ansixiyay Soomaaliya.

Guddiga Agaasimayaasha ee Hay’adda Bangiga Adduunka waxa ay ansixiyeen in Soomaaliya la siiyo dhaqaale dhan 40 million oo Dollar ee Taageeradda Horumarinta Caalamiga, taasi...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha diblomaasiyadeed ee Shir-guddoonka Golaha Guud ee UN-ka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Golayaasha Dowladda guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta...