News

Xil. Mahad Salaad oo sheegay inuu Farmaajo ciidan u doontay Itoobiya

Xildhibaan Mahad Maxamed oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay safarka uu maanta Madaxweynaha Soomaaliya ku aaday dalka Itoobiya. Xildhibaanka oo war qoraal ah...

Cabditaxmaan Cabdishakuur oo shaaciyey in maanta lagu xayiray garoonka Aadan Cadde iyo cida xayirtay.

Siyaasiga mucaaradka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ahaa wafuudii maanta tegtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyey...

Fiqi: Reer Kismaayo dhulka inuu ku socdo waa u diideen Xaaji Muuse Suudi Yalaxow

Senator Alxaaji Muuse Suudi Yalaxow oo reer Kismaayo u diideen inuu cagahiisa ku socdo ayagoo soo dhoweyn heer Sare ah oo hawada sare ah...

Faroole: Kismaayo waxaan kusoo dhisi doonaa Dowladda Cusub

Senator Caburaxmaan Xaaji Maxamuud Faroole oo ka tirsan wakiiladda aqalka sare ee dowladda federalka soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u sheegey arin cusub oo dad...

Yaa ka dambeyay in madaxdii hore ee dalka kismaayo tagaan .

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dalbaday in...

C/raxmaan Cabdishakuur oo Mudo saacado ah lagu heystey Garoonka Aadan Cade ee Xamar

War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan Cabdishakuur Warsame iyo wafdigiisa oo u socday Kismaayo mudo kooban oo saacado...

Sawiro: Xasan Sheekh oo Xayiraadda laga qaaday u dhoofay Kismaayo

Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Muqdisho, ayaga oo kusii jeeda...

Kulan gaar ah oo dhex maray Sheekh Shariif iyo Wakiilka QM ee Somalia

October 10, 2019 Kulan gaar ah ayaa dhex maray madaxweynihii dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada midoobe...

Madaxweyna laftigareen Oo Shir Gadoomiyay Kulanka Golaha Waziirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa shir guddoomiyay shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada . Shirka maanta waxa looga hadlay ammaanka, dhaqaalaha iyo...

Farmaajo oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi iyo hogaaminayo ayaa waxaa ay gaareen Magalada Addis-Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa...