News

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulamo ka wada Muqdisho xilli xaalad adag kajirto Hir-Shabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Hussein ayaa galabta hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sharif Sheikh Ahmed. Kulankaan ayaa ahaa salaan iyo...

RW Rooble oo kulan deg deg ah la qaatay Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faray in la dardargeliyo...

Trump iyo Xaaskiisa oo isaga guuray Aqalka Cad

Madaxweynaha waqtigiisu dhaamaday ee Donald Trump ayaa  isaga guuray aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka isagoo ay wehlinayso Xaaskiisa Melania Trump. Trump iyo Xaaskiisa...

Booliska Beledweyne oo dad Xabsiga dhigay

Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Wariye Cumar Muxuyadiin Cumar oo kamid ah wariyaasha Magaalada baladweyne Warar kala duwan ayaa kasoo baxayo...

Axmed Madoobe iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ka shiray khilaafka doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa...

Guddi Farmaajo ka dalbaday in uu cadeeyo tirada & xilliga la soo celinayo Dhalinyarada...

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu ka jawaabo walaaca Waalidiinta Carruurtooda tababarka Ciidan loogu qaaday...

Midowga Musharixiinta oo dgniin kasoo saaray dhalinyarada tababarka loogo dirayaa Ereteriya

Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xeris Maxamed ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin Cabashada Waalidiinta Soomaaliyeed ee Carruurtooda tababarka Ciidan loogu qaaday dalka...

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo qarax lagula eegtay Muqdisho

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa Gaariga Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Maxamed Cabdullaahi Cariif lagula eegtay halka loo yaqaano Isgoyska Xaafada...

Wasiir hore oo geeriyooday iyo Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay

Waxaa geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdi Ismaaciil Boss, iyada oo uu ka hadlay Madaxweynaha Puntland. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Puntland...

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Shacabka la dilay

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay dilalka aanooyinka qabiil ah ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay...